RASMI: Chelsea vs Dynamo Kiev, Arsenal vs Rennes & Isku Aadka Europa League Oo La Soo Saaray



Waxa si Rasmi ah loo soo saaray isku aadka wareega 16-ka ee tartanka Europa League kadib markii la ciyaaray xalay wareega 32-ka.
Kooxaha Arsenal, Chelsea, Inter Milan, Napoli, Seviila iyo xiddigaha kale ayaa ogaaday kooxda ay la ciyaari doonaan wareega 16-ka.
Kooxda chelsea ayaa ku dhacay reer Ukrain ee Dynamo Kiev iyada oo lagu horayn doono garoonka kooxda chelsea ee Stamford Bridg.
kulamada ayaa la ciyaari doonaa 7 iyo 14 bisha March ee soo socota oo ku beegnaan doonta laba maalmood oo Khamiis ah.









Hadaba Halkan Hoose kaga bogo Isku aadka oo dhamaystira:
Chelsea vs Dynamo Kiev
Frankfurt vs Inter Milan
Dinamo Zagreb vs Benfica
Napoli vs RB Salzburg

Valencia vs Krasnodar

Sevilla vs Slavia Prague

Arsenal vs Rennes

Zenit St Petersburg vs Villarreal