Tababaraha Kooxda Barcelona ee Ernesto Valverde ayaa soo saaray Liiska xiddigaha uu kaga hor iman doono kooxda Sevilla kulan ka tirsan horyaalka La Liga.
Valverde ayaa Liiska ku soo daray daafaca Samuel Umtiti kaas oo markii ugu horaysay muddo dheer ka soo muuqan doona kulan horyaalka La Liga ah.
Laakiin waxa Liiska ka maqan xiddigo kale kuwaas oo kala ah Sergi Samper, Rafinha, Jasper Cillessen & Thomas Vermaelen kuwaas oo dhaawac ku maqnaan doona.
Dhanka kale xiddigaha Murilo, Talido Iyo Kevin-Prince Boateng ayuu tababaruhu ka reebay sabab la xidhiidha dookhiisa.
Halkan Hoose Kaga Bogo Liiska xiddigaha uu tababaruhu soo saaray;

