Shaxaha Rasmiga Ah Ee Kulamada Lixda Kooxood Ee Premier league Ugu Waa Wayn Ee Liverpool Vs Watford, Man City vs West Ham, Crystal Palace Vs Man United & Arsenal vs Bournemouth.

Waxaa caawa hal mar wada bilaami doona dhamaan kulamada lixda kooxood ee Premier league ugu waa wayn waana kulamo saamayn toos ah isku yeelanaya laba sababood awgeed. Marka hore Liverpool iyo Manchester City ayaan iska war hayn doonin halka ay marayso natiijada ciyaartoydoodu marka laga reebo waqtiga nasashada waana labada kooxood ee koobka Premier league ku tartamaya.
Laakiin kooxaha Manchester United, Chelsea iyo Arsenal ayaan sidoo kale iska war hayn doonin maadaama oo ay kaalinta afraad dagaal xoogan ugu jiraan halka Tottenham ay doonayso in ay ka soo kabsato guuldaradii kulankii Burnley ee rajadoodii Premier League xumaysay.
Warka ugu wayn ee shaxaha kulamada Premier league ayaa ah in Maurzio Sarri uu kaydka ku cabay goolhaye Kepa oo amar diido xun sameeyay finalkii EFL Cupka wuxuuna Sarri qaatay go’aanka ah in aanu saamixin Kepa isaga oo shaxdiisa ku soo bilaabay goolhayihii uu ixtiraam darada Kepa u muujiyay ee Willy Caballero.
Kadib markii uu Sarri cadho awgeed ka bixi gaadhay garoonka Wembley ee markii uu Kepa Arrizabalaga diiday in uu soo baxo, waxa uu hadda dhigay kaydka si uu u dhadhansiiyo qayb ka mid ah ciqaabta uu u diyaariyay.
Shaxda Rasmiga Ah Ee Arsenal Vs Bournemouth:
Bournemouth XI: Boruc, Clyne, Ake, Mepham, Smith, Surman, Gosling, Fraser, Mousset, Ibe, King
Arsenal XI: Leno, Jenkinson, Sokratis, Koscielny, Monreal, Kolasinac, Guendouzi, Torreira, Ozil, Mkhitaryan, Aubameyang
Shaxda Rasmiga Ah Ee Manchester City vs West Ham United
Man City XI: Ederson, Danilo, Kompany, Otamendi, Zinchenko, Gundogan, De Bruyne, D. Silva, Mahrez, Sane, Aguero.
West Ham XI: Fabianski, Johnson, Fredericks, Ogbonna, Diop, Rice, Obiang, Antonio, Nasri, Anderson, Carroll.
Shaxda Rasmiga Ah Ee Crystal Palace vs Manchester United
Crystal Palace XI: Guaita, Ward, Tomkins, Kelly, Van Aanholt, McArthur, Milivojevic, Schlupp, Townsend, Batshuayi, Zaha
Man United XI: De Gea, Dalot, Lindelof, Smalling, Shaw, McTominay, Fred, Pogba, Young, Sanchez, Lukaku.
Shaxda Rasmiga Ah ee Chelsea Vs Tottenham:
Chelsea XI: Caballero, Azpilicueta, Rudiger, Luiz, Alonso, Jorginho, Kante, Kovacic, Pedro, Hazard, Higuain
Tottenham XI : Lloris, Trippier, Alderweireld, Sanchez, Davies, Winks, Sissoko, Eriksen, Lamela, Son, Kane
Shaxda Rasmiga Ah ee Liverpool vs Watford:
Liverpool XI: Alisson, Alexander-Arnold, van Dijk, Matip, Robertson, Fabinho, Milner, Wijnaldum, Mane, Salah, Origi.
Watford XI: Foster, Janmaat, Mariappa, Cathcart, Masina, Doucoure, Capoue, Hughes, Pereyra, Deulofeu, Deeney.