Xherdan Shaqiri Oo Soo Doortay Shaxdiisa Ugu Fiican, Laba Xiddig Oo Uu Liverpool Kaga Daray & Messi Iyo Ronaldo Oo Hogaaminaya

Tababare Fabio Capello ayaa saxaafada la hadlay Isniintii isaga oo kala hadlay kulanka champions League ee dhex mari doona Atletico Madrid iyo kooxdiisii hore ee Juventus.
Tababarihii hore ee xulka qaranka England ayaa bilaa shaqo ah tan ilaa markii uu ka tagay horyaalka Shiincaha dhamaadkii saandkii hore waxana la waydiiyay dhawr su,aalood oo ku saabsan waxyaabo kala duwan.
Si kasta ha ahaatee hadal uu ka yidhi Lionel Messi ayaa ah mid qabtay dareenka saxaafada kubada cagta.
“Lionel Messi ma ahan Ciyaaryahan, waa Mid maskax badan, midka kaliya ee Ugu Maskaxda badan adduunka kubada cagta”ayuu yidhi