Arsenal ayaa laga yaabaa in ay Bournemouth u soo bandhigto 4 Xiddig Oo ka mid ah kooxdeeda si ay u hesho saxiixa Xiddig Dominic Solanke suuqa January.
Arsenal ayaa la filayaa in ay suuqa u gasho weeraryahan cusub suuqa January.
Arsenal ayaa haysata xiddigaha Gabriel Jesus iyo Eddie Nketiah kuwaas oo ka ciyaara weerarka.
Laakiin Gunners ayaa u baahan weeraryahan kale hadii ay doonayso In ay ku guulayasato horyaalka.
Dominic Solanke ayay u aqoonsatay in uu yahay bartilmaameed muhiim ah.
Xiddigaha Reiss Nelson, Eddie Nketiah & Cedric Soares ayaa ka mid ah xiddigaha ay Arsenal u soo bandhigo doonto Bournemouth si ay u hesho Solanke.
Comments
Post a Comment
ka dhiibo fikirkaada