DEG-DEG: Porto Vs Arsenal, Napoli Vs Barcelona & Isku Aadka Wareega 16 Champions League Oo La Soo Saaray.
Waxa la soo saaray isku aadka wareega 16-ka champions League xilli ciyaareedkan.
16-ka kooxood ee ku hadhay tartanka ayaa ogaaday kooxaha ay la ciyaari doonaan wareega xiga ee tartanka champions League.
Wareega 16-ka ee tartanka champions League ayaa la ciyaari doonaa 4 todobaad kadib.
Lugte hore aya la ciyaari doonaa 13 iyo 14 bisha February ee sanadka 2024
Lugte 2-aad aya la ciyaari doonaa 5 iyo 6 bisha March ee sanadka 2024.
Halkan Kaga Bogo isku aadka oo dhamaystiran:
Fc Porto Vs Arsenal
Napoli Vs Barcelona
PSG Vs Real Sociedad
Inter Milan Vs Atlético Madrid
PSV Vs Borussia Dortmund
Fc Lazio Vs Bayern Munich.
Fc Copenhagen Vs Man City
RB Leipzig Vs Real Madrid
Comments
Post a Comment
ka dhiibo fikirkaada