Man City Oo Xaqiijisay 3 Xiddig Oo Seegi Doona Final-ka Club World Cup-ka

Xddiga Erling Haaland, Kevin De Bruyne & Jeremy Doku ayaa la xaqiijiyay in ay ka maqnaan doonaan kulanka final-ka Club World Cup-ka. Man City ayaa isku diyaarinaysa kulanka final-ka oo ay la ciyaari doonaan kooxda reer Brazil ee Flueneneze.

Xiddigaha Haaland, De Bruyne iyo Doku ayaa dhamaantood seegay kulankii 1-aad ee ay ciyaartay koobka.

Kooxda Man City ayaa haatan xaqiijisay in ay 3-da xiddig seegi doonaan kulanka final-ka Club World Cup-ka.

Warkan ayaa ah mid u xun pep Guardiola oo doonaysay in ay ku guulayasato koobka markii ugu horaysay taariilkhdooda.


Comments